Friday, August 27, 2010

XASUUQ IN XAMAR

First Alhamdulilah.

Mida labaad, waxaan maanta iyo malin walba aad oogu careysanahey kuwa Dilka, dhaca iyo Qoxootinimo iskugu darey umada masaakiinta ah ee somaliyeed. waxaa magaalada muqdisho ka socdo maanta waa xasuuq loogu dan leeyahey in lagu dhibaateeyo umad dhibaateysneyd mudo 20 sano ka badan.
waxaa tasi kaba sii daran kuwa isku sheegayey iney yihiin culama udiin oo iyagu dhiiga dumarka, waayeelka iyo caruurta ka dhigtey xalaal. miyeysan umada u naxariisaneyn bisha barakeysan waa iyaga Hoobiyaha iyo BMka si aan kala sooc laheyn oogu doqeynaye.
I hope this Religious gangs will be brought to justice and convicted of the Barbaric massacre against innocent civilians

No comments: