Wednesday, February 10, 2010

Kaluun Aan La karin

It been long since i blogged, Alxamdulilah almost everything is under control. alot have happened but only few were memorable, january wasnt that easy with blazing moment and kept me on Broke fire in my account.
waxan la kulmey wax yaalo badan oo aad u yaab badan, inkastoo hada anigu aan la qabsadey hadane malin walbo wax cusub ayaad la kulmeysa oo aad kaga fajaciyo. badanaa marka aan firaaqo leeyahey ayaan waxan is raacnaa Japanese exchange student who are here studying chinese oo waxaanu u dhaadhacnaa magaalada, intabadan waxanu adnaa meelaha lagu qaxeeyo oo qaxwo ayan cunto camal u cunaa oo waa meel dhalinyaraa shisheeyaha ku kulmaan. qarwo ka dib waxaan daawanaa premier league oo nin walbo kooxduu jecelyahey ayuu teegeraa. todobaadkii inaga tagey ayan waxaanu aadney meel kale oo japanese iyo korean ey ku badanyihiin, waxaa inagu marti qaadey mid aanu isku jaamacad dhigo oo aheyd malintuu dhashey ka dib ayaa waxaa la inoo keenay cunto iyo Hilib. indhoyartu badankood marka laga reebo korea waxey jacelyihiin sea food oo ma jeclo hilibka lo da iyo ariga, waxey inoo keeney kaluun iyo hilib kale oo ah cayayanka ku nool Bada. anigu wayihii hore waanu iska ilaalini jirey lakiin hada waan cunaa waxanan aheyn Hilibka doonfaarka lakiin waa hadey ii sheegan oo kuwa ayaa ku oran waa hilib lo balse ma aha adiguna kalama sooci kartid. lakiin badana waan iska ilaaliyaa. cuntadii markii miiska la soo saarey ayan farxey oo waxan is iri maanta kalun ayaad ka dhargeysaan, muda yar ka dib aya la bilowey in la cuno lakiin anigu waxan is oranayey midhaa waa kaluun karsan oo diyaar ah, xagee waa kaluun la dhaqey kaliya oo aanan la karin. dhaqanka japanese ayaa ah oo ma kariyaan kaluunka sidiisa ayey ku cunanaan. waxan saxiibkey oo waxan ku iri ma waxan cuneynaa kaluun aanan ka karin saa waxuu yiri haa waxey igu noqotey arin cajiib ah oo horey uma maqal, cuntadii ayaa la bilowey in cuno anigu waan is dambeysiiyey oo waxan ku blowey qudaarta wax ka dhib ayaa saxuun yar yar qof waliba loogo soo ridey hilib kaluun yar oon la karin. waan is adkeyey oo ma cunayo ayaan ku iri lakiin markaan arkey qof waliba oo cuney ayaan waxan is iri bal cun adiguna. markey cunayeen aad ayan u lalaboonayey lakiin anigii ayaaba cuney saa waxan isku celini waayey matak oo isla markiiba wuu isoo dhafey. bar ayaa cuney si aan u tijaabiyo
To be contnd

No comments: